Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose oo kamid ahayd meelihii uu sida wayn u saameeyey Bubrurkii dalka soo maray ayaa hadda u muuqata dhismaysa marka la eego dhismayaasha casriga ah ee magaalada kusoo badanaya, hadaba warbixintan waxa inooga diyaarisay Wariyeheena Aamina Axmed Aadan