Dhoobley (Idaacadda Sanguuni) Quruxdu waa shay muhiim u ah haweenka Soomaalida waana sababta ay uga duwan yihin haween badan oo adduunka jooga, Cilaanka ama xinuhu oo ah astaan quruxeed ay isticmaalaan haweenka Soomalida ayaa hadda shaqo Abuur u noqonaya Dhalinyaro gabdho ah oo raba in mustaqbalka uu u noqdo Xirfad ay ku shaqaystaan.
Xamdi Sugow Lamaane ayaa Warbixintan Dhamaystiraysa