Dhoobley(Radio Sanguuni)Soomaaliya oo sanado badan Burbur sanayd lana sheego in dhalinyaradeedu ay waayeen Doorkii dawladeed ayaa waayadii danbe si iskood ah ula imanayay Hal abuur kala duwan, Aaladda Youtube oo sanado ka hor aanay dhalintu ku baraarugsanayn ayaa hadda noqotay meel kulmisay barbaar kala duwan iyagoo halkaas isku dhaafsada aragtiyo kala duwan
Aamina Axmed Aadan ayaa dhamaystiraysa