Bahda caafimaadka oo sheegay In Isticmaalka Internetku uu saamayn caafimaad ku keeni karo qofka

0
215

In badan oo kamid ah Bulshada Soomaaliyeed waxa ay si wayn u isticmaalaan Internetka iyadoo laga yaabo in kuwa badan oo kamid ah Bulshada uu waagu ugu Baryo, Dr’s Sahra Cabd Dheere oo ah Dhakhtarad ka hawl gasha deegaanka Dhoobley ayaa ka digtay Isticmaalka Internetka in la badsado, sababo la xidhiidha in saamayn aan wanaagsanayn uu ku yeelan karo caafimaadka qofka Isticmaalaya.

Wariyaheena Xamdi Sugow Lamaane  ayaa ka warramaysa