Kulan looga hadlayay nabad-dhiska bulshada oo lagu qabtay Magaalada Cadaado

0
100

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan muhiim ah oo looga hadlayay nabad-dhiska bulshada iyo la dagaallanka fikradaha qaldan ee sababa isku dhacyada bulshada ayaa lagu qabtay Magaalada Cadaado. Kulankan waxaa soo qaban-qaabisay hay’adda Tubsan, xafiiskeeda Galmudug.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin Wasiiro, Xildhibaano, ururrada bulshada rayidka ah, dhalinyaro, iyo Maamulka Magaalada Cadaado, iyo sidoo kale marti-sharaf kale.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa