Dhaqaatiirta Baladweyne oo ku baaqay in laga digtoonaado saameynta xanuunka xasaasiyadda

0
208

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdinuur Maxamad Cismaan oo kamid ah dhaqaatiirta ka holgala Magaalada Baladweyne ayaa bulshada Magaalada Ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan saameynta xanuunka xasaasiyadda.

Xanuunkan ayaa ku dhaca maqaarka  indhaha,dhagaha,wajiga iyo qeybaha kale ee jirka iyadoo hadii la daaweyn waayo uu isku badali karo infakshan saameeyn Xoogan leh.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa