WARARKA Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay kulan looga hadlayay saamaynta isbeddelka cimilada. By admin - October 26, 2025 0 307 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo taclinta sare ee Jubbaland, ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtay kulan aqoon is-weydaarsi ah oo looga hadlayay saamaynta isbeddelka cimilada ku leedahay waxbarashada. Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaay https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/10/warka-samow-wasaarada-waxbarashada-jubaland-.mp3