Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa maanta lagu daahfuray mashruuc caafimaad oo bulshada loogu fidinayo adeegyo caafimaad oo bilaash ah, kaasi oo ay hirgelisay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland.
Munaasabadda furitaanka mashruucaan ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka Soomaliland, Dhaqaatiir iyo bulshada Degmada.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya






