Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland oo ku baaqay in la taageero Beeralayda

0
150

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland Mudane Sheekh Cabdi Maxamed Cabdirahman ayaa sheegay in loo baahan yahay in si dhab ah loo taageero beeralayda ku nool Deegaanada Jubbaland si kor loogu qaado wax soo saarka gudaha iyo horumarinta dhaqaalaha Deegaanka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa