Adeegyo Caafimaad oo la gaarsiiyey Macadul Miftaax ee Degmada guriceel.

0
103

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madax ka socotay Mu’asasada Baxarunuur, gaar ahaan qaybteeda caafimaadka, ayaa daawooyin iyo agab caafimaad gaarsiiyay Mac-hadka Miftaax oo ka mid ah macaahidda hoos yimaada Mu’asasada.

Deeqdan daawooyinka ah ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee Mu’asasada Baxarunuur ay ku taageerto xarumaha waxbarasho iyo bulshada guud ahaan, si kor loogu qaado caafimaadka ardayda iyo shaqaalaha.

 

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa