Haween ku nool Dhoobley oo codsaday in loo kordhiyo xaruumaha lagu barto farsamada gacanta.

0
13

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Farsamada  gacanta oo ka kooban dhowr nooc waa mid kamid ah adeegyada asaasiga uu ah bulshada waxayna hada shaaqo abuur u noqotay Haween aad u tiro badan gabadhaha Degmada Dhoobley ayaa intooda badan xooga saara barashada farsamooyiinka gacanta iyagoona barta farsamada gacanta noocyadooda kala duwan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa