Xarun loogu tala galay wax ka qabashada isbadalka cimilada oo laga Hirgaliyay Afgooye

0
13

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada Deegaanka Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Diini Xaaji Cabdinuur ayaa Xariga kajaray Xaruunta xalinta Caqabadaha iyo isbadalka Cimilada oo laga hirgaliyey Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa