Guddiga dhismaha Masjidka Al-nuur ee Afmadow oo codsaday in laga qayb qaato dhismaha Masjidka

0
139

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddiga Culimada ee gacanta ku haysa dhismaha masjidka Al-nuur ee Magaalada Afmadow ayaa waxa ay bulshada muslimiinta ka codsadeen iney ka qayb qaataan dhismaha Masjidka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya