Maamulka Degmada Cadaado oo dadka Deegaanka Ugu baaqay in ay nabada ka Shaqeeyaan.

0
160

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Cadaado ayaa ugu baaqay shacabka ku nool deegaanka Tuulo-Sarmaan ee Hoos tagta Degamadaasi in ay ka shaqeeyaan ilaalinta nabadda iyo xasilloonida Deegaanka.

Baaqan ayaa yimid xilli maamulka degmada uu dadaal ugu jiro kobcinta wadajirka bulshada iyo horumarinta adeegyada aas-aasiga ah.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa