Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili qeybo kamid ah Dalka uu ka curtay roobka deyrta ayaa waxaa ay Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose Bilaabeen inay baneeyaan Biyo Mareenada Magaalada kuwaasi dhibaato ku hayay Bulshada Marka uu roobku da’o.
Tan iyo Markii laami ah laga dhigay Wadada weyn ee dhaxmarta Badhtahamaha Degmada waxa ay Bulshadu ku nool Magaalada si weyn uga reysteen Biyihii fadhiisan jiray Wadooyinka kuwaasi oo mararka Qaar ay ka dhalan jireen xanuuno kala duwan oo uu kamid ah Shuban biyoodku.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya