WARARKA Hay’adda NIRA oo xarun cusub ka hirgalisay Degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir. By admin - October 9, 2025 0 95 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyada oo lagu howlanyahay daadejinta adeegga kaarka aqoonsiga qaranka–National ID ayaa hay’adda NIRA waxaa ay xarun cusub ka hirgelisay Degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir. Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/10/Warka-Naxwo-Hayadda-NIRA-oo-xarun-cusub-ka-hirgalisay-degmada-Daarusalaam-ee-gobolka-Banaadir.mp3