Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Senator Prof. Dr. Cusmaan Maxamuud Dufle oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Xildhibaan Salaad Bakistaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagay Isbitaalka Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Magaalada Jowhar.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa