Guddoomiyaha daladda bulshada rayidka Jubbaland oo ka hadlay doorka ay ku leeyihiin horumarinta.

0
102

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada rayidka ayaa lafdhabar u ah hormarinta hirgilinta dhaman Qorshiyasha kaladuwan ee lagu hormarinaayo Dowlad nimada iyo dhib u dhiska dalka.

Guddomiyaha Daladda Bulshada Rayidka ah ee Jubbaland Cabdifataax Jalwa oo Ka hadlayay Qorshaha Horumarinta Jubbaland ayaa tilmaamay In door Muhiim ah ay Daladda Bulshada Rayidka ah ku leedahay hirgalinta Qorshaha Cusub ee Horumarinta Jubaland.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya