Wasaaradda Deegaanka isbadalka Cimiladda Soomaaliland oo baabi’isay Deegaamayn Sharci daro ah.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada Deegaanka iyo isbadalka cimilada ee Gobolka Togdheer iyo Maamulka Gobolka ayaa si wadajir ah u fuliyay barnaamj lagu ilaalinaayo Deegaanka dhul daaqsimeedka ah iyagoo meesha ka saaray dhulal laga ootay xoolaha kuwaasi oo ay xireen dad iyagu duulaan ku haya dhul daaqsimeedka.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya