Wasaaradda Caddaaladda Jubbaland oo ku baaqday in laga shaqeeyo ka guul-gaarista caqabadaha Bulshada.

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caddaaladda Dowladda Jubbaland ayaa ku baaqday in si wadajir ah loogu midoobo dadaallada lagu xalinayo caqabadaha ka jira bulshada, gaar ahaan kuwa la xiriira helitaanka caddaalad, wacyigelinta bulshada iyo xoojinta nabadgelyada.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaalada Dowlada Goboleedka Jubbaland Cabdullahi Cabdiqaadir Aden Qaanuuni ayaa waxuu siyaabo kale duwan ugu warbixiyay caqabadaha jira iyo sidii loo hormarin lahaa Cadaalada Bulshada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa