Jubbaland oo ballan qaad shaqo abuur u sameeysay Ardayda Baratay mihnadda Cafimaadka.

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mudooyinki lasoo dhaafay waxaa aad u soo badanayay dhalinyarada baratay Cilmiga Cafimaadka ee ka baxday Macahida laga barta Cafimaadka qeybihiisa kala duwan ee ku yaala Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose iyadoona inta badan ardeyda baratay Caafimaadka qeybihiisa kala duwan ay wajahaan shaqa la’aan ayaa Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland waxa ay ballan qaad shaqo abuur u sameeysay Ardayda barata Culuumta Cafimaadka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa Fah-faahinaya