Aqoonyahanada Degmada Dhoobley oo ka digay khatarta isticmaalka Maandooriyaha.

0
151

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maandooriyaha ama muqaadaradka waa mid kamid ah waxyaabaha dhibaatooyiinka ugu badan ay kala kulmaan Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Dhalinyarada waxbaratay ee ku nool Degmada Dhoobley ayaa dhalinta kale uga digay dhibaatada laga dhaxlo maandooriyaha.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya