Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku dhaqan deegaanka Taracas oo hoostaga Degmada Xeraale ayaa Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug ka codsaday in loo dhiso dugsiyo waxbarasho oo ay baahi badan u qabaan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya