Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Badbaadada Bukaanka

0
128

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Badbaadada Bukaanka oo ku beegan 17-ta September y waxaana soo jeedineya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi