Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo baarlamaanka u gudbisay xeerka hindise sharciyedka ilalinta gargarka Bani’adanimo.

0
130

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka Dowlada Jubbaland ayaa Gudiga joogtada ee Gollaha wakiilada Jubbaland u gudbisay xeerka hindise sharciyedka ilalinta gararka Bani’aadanimo kaas oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Gargaarka.

Kulanka Gudiga joogtada ah ee Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa waxaa Shir gudoomiyay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan.

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland Mudane Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa soo dhaweyay soo gudbinta xeerka hindise sharciyedka ilalinta gararka Bani’aadanimo isagona Cod gacan taag ah galiyay ansixinta Ajandaha Kulanka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi. ayaa warbixintan ku eegaya