Booliska Degmada Dhoobley oo soo bandhigay rag ku aadeysan falal xatooyo ah.

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Laamaha Amniga Degmada Dhoobley gaar ahaan Booliska ayaa soo bandhigay rag ku aadeysan falal xatooyo ah oo ay ka geysteen Gudaha Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose islamarkaana lagu soo eedeyay inay Dhacaan xoolaha nool si gaar ah Ariga.

Axmed Sulaadn Shiine.ayaa fah-faahinaya