Dhalinyarada beelo ku dagaallamay Deegaanka Meersiis oo baaq nabadeed wadajir ah soo saaray

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro ka soo jeeda beelo dagaallo ku dhexmareen deegaanno hoos taga Degmada Ceelbuur oo kulan ay ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay kasoo saareen baaq nabadeed oo ay u direen dadka reer miyiga ah ee ku dagaallamay Deegaanka Meersiis.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya