Degmada Dhoobley oo Horumar ka sameyneysa Dhanka Waxbarashada.

0
95

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka socda Horumaro Waxbarasho taasi oo ay da’yartu ku dhiiradeen inay aadaan goobaha Waxbarashada waxaana Degmada ku yaala Goobo badan oo iskugu jira Maadi iyo Diini Intaba.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya