Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowlada Jubaland ayaa Magaalada Kismaayo ka furay Mashruuca Maareynta Khayraadka Dadweynaha ee loo yaqaano SERP oo Soomaaliya ka taageero Horumarinta Hay’adaha si loo buuxiyo Heshiiska Bulsho ee ka dhaxeeya Dowlada iyo Bulshada.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya