Xaalad dhanka nolosha oo soo wajahay qoysas ku nool Deegaano hoos taga Jubbada Hoose.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shacabka ku nool deegaanka xeebeedka Fuumo Baajuni, oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ee Dowlad-goboleedka Jubbaland, ayaa codsi degdeg ah u diray hay’adaha samafalka iyo dowladda hoose, iyaga oo ka dalbanaya in wax laga qabto baahiyaha nololeed ee aasaasiga ah ee deegaankaasi haysata.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa