Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Galmudug ayaa abuur iyo agaabka beeraha ku wareejisay ku dhawaad 1,000 qoys oo beeraleey ah kuna nool magaalada Gaalkacyo Gobolka Mudug.
Agaabkaan iyo abuurkan loogu tala galay beeraha ayaa waxaa baahi badan u qabay beeraleeyda gobolka mudug si ay u beertaan beerahoda.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya