Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilli inta badan dalka uu ka do’ay roobka gu’ga ayaa qaar ka mid ah bulshada Degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud waxaa ay billaabeen tacbashada Beeraha si ay uga faa’iidaystaan xilliga roobka.
Ciise Maxamuud Jiirow oo ka mid ah dadka beeraha ka hirgaliyey Degmada Baxdo ee gobalka galgaduud ayaa Wasaradda Beeraha iyo Waraabka Galmudug ka codsaday agabka beeraha si sara loogu qaado wax soo saarka beeraha.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa