Gudoomiyaha Degmada kismaayo oo Sheegay in Lo’du dhibaato ku heyso Wadooyinka Kismaayo

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada kismaayo Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne), oo wareysi siiyay Warbaahinta, ayaa kawarbixiyay dhibaatada ay Kismaayo ku heyso Lo’da.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in hada wixii ka danbeeya ay Dowladu la wareegi doonto Lo’da wadooyiinka Magaalada Dhibaatada ku heeysa.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya