Madal looga hadlayay qorshaha dib-u- hishiisiinta Galmudug oo Dhuusamareeb laga furay.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furtay madal muhiim ah oo looga hadlayo qorshaha dib-u-hishiisiinta qaran ee heer Galmudug. Madashan oo lagu falanqeynayo sidii loo horumarin lahaa nabadeynta iyo midnimada gobolka, ayaa muhiimad gaar ah siineysa sidii loo xoojin lahaa wada hadalka iyo isfahamka dhexmaraya bulshada iyo dowladda.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa