Mamulka Isbitaalka Raaskambooni oo codsaday in loo dhiso qeyb kamid ah Isbitaalka Deegaanka.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Deegaanka Raaskambooni ee Degmada Badhaadhe ayaa isugujira xoolo dhaqto iyo ganacsto yar-yar.

Agaasimaha guud ee Isbitaalka Deegaanka Raas-kaambooni oo warbaahinta la hadlay ayaa wasaarada caafimaadka Jubbaland ka codsaday in loo dhiso qeyb kamid ah Isbitaalka Raas-kaambooni.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya