Dhalinyarada Magaalada Baydhabo oo Ka Cabanaya Shaqa La’aan.

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mudo dheer ayaa Dhalinyarada Soomaaliyeed Heysataa Shaqa Yaraan in kastoo ay Maraaxiil kala duwan soo martey balse weli ma gaarin halkii baahida shaqa Yaraanta loogu bixi lahaa maadama Maamulada dalka ay ku guul dareystaan in ay abuuraan Fursadaha shaqa Lagu heli lahaa.

Dhalinayarada ayaa kamid ah Bulshada kuwa Saameynta ugu badan la kulamay Shaqa La’aanta iyagoo Malaayiin dhalinyara ah dalka iskaaga Tahriibeen kuwana ay noqdeen kuwa Nolosha ka dhacay ay derbiyada iska fadhiyaan halka qaarna siyaaaba kala duwan loo adeegsadey.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya