Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashadu waa aas-aaska horumarka iyo nolosha taas oo uu qof kasta u baahan yahay inuu helo Iskaashiga waalidka, Macalinka iyo Ardayga ayaa ah mid qeyb weyn ka qaadanaya Horumarka Waxbarashada ee bulsho waliba.
Qaar kamid ah Macalimiinta wax ka dhiga Iskuulada ku yaala Degmada Dhoobley ayaa faah-faahin kabixiyay waxyaabaha hoos u dhigi kara Waxbarashada caruurta iyagoo islamar ahaantaana ugu baaqay waalidiinta inay ka hortagaan waxyaabaha hoos u dhigi kara Waxbarashada ubadka.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegeya