Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Amal Cabdullaahi Cali oo ka mid ah Hooyooyinka ku nool Magaalada Baladweyne ayaa wax barto carruurta yar-yar ee ay dhashay iyo kuwo kale oo dariska la ah xaafadeeda.
Amal ayaa carruurtan barto Soomaaliga xisaabta iyo far qurxinta si ay u soo saarto Arday aqoon leh ka hor inta ay tagin Iskuulka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa