Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Maamulka KG Soomaaliya aya waxaa ay kormeereen Saldhiga Booliiska Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay oo mudooyinkaan ka socdey dhisme iyo balaarin.
Wasiirka Amniga KG,taliyaasha Ciidamada Booliiska Gobolka iyo taliyaha qeybta 60aad ee Ciidanka Xooga dalka iyo masuuliyiin kale ayaa kormeerey saldhiga iyo qeybaha kala duwan ee deegaanka Awdiinle.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya