Qoysas Barakacayaal ku nool Gaalkacyo Oo Ka Cabanaya Barakicin lagu Sameenayo.

0
16

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshadii Deganaa kaamka Barakaca Mustaqbal Two ee Gaalkacyo ayaa ka cabanaya barakicin ay ku sameeyeen malayshiyo beeleed, waxayna baaq u direen Madaxwaynaha Puntland iyo Xukuumadiisa in ay waxa qabto.

Dadkan ayaa la daalaa dhacaya duruufo kala duwan oo ay ugu horreyso Guryo la’aan, Cunto la’aan ayaa waxaa la duminayaa Guryihii ay deegaanyeen.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa