Tababar kusaabsan gelista imtixaanka Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
22

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jaamacadda Horseed ee Magaalada Muqdisho ayaa qabatay Tababar ku saabsan gelista imtixaanka Dowlada Faderaalka oo ay galayaan dugsiyada Sare.

Tababarkaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Jaamacadda, Ardayda ka kala socotay Iskuulada Caasimada iyo macalimiin.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya