Macalimiinta Iskuulada Baydhabo Oo loo tababarayo habka ugu fiican Ardeyda wax ku bari karaan

0
13

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Baydhabo ayaa lagu Dah-furay Tababar ku saabsan sida wanaagsan ee wax loo bari karo Ardayga kaas oo ay soo agaasintay Jamacaad ZAMZAM ee Magaalada Baydhabo.

Waxaana Tababarkan loo qabtay Macalaminta qaar ee wax ka kala dhiga dhamaan iskuulaadka Magaalada Baydhabo.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya