Haweenka ku nool Dhoobley oo kawarbixiyay sida ay caruurta uga ilaaliyaan qataraha korontada.

0
29

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Korontada oo aad muhiim u ah bani’aadankana aysan ka marmaamin isticmaalkeda ayaa geysata dhaibaatooyin badan oo iskugu jira Naf iyo maalba.

Magaalada Dhoobley oo mudooyinkii u dambeeyay samaysay hormar dhan waliba ah ayaa waxaa kamida hormarada Magaaladu samaysay dhinaca korontada.

Hooyooyinka Dhoobley Oo raadiyaha sanguuni la hadlay ayaa kawarbixiyay sida ugu wanagsan ee ay Hooyooyinku uga ilaalin karaan ubadkooda qatarta ka dhasha korontada xilliyada ay jogaan guriga.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa