Barakacayaasha kunool kaamka Ceel-cade ee magaalada kismaayo oo codsaday in laga caawiyo adeegyada asaasiga ah

0
20

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Boqolal Qoys oo barakcayaal ah isla markaana kunool kaamka ceel cade oo dhaca duleedka galbeed ee magalada kismaayo ayaa wajahaya xalad bini’aadanimo oo daran Naxwo Axmed Kadiye