Sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo Digaaga Suuqyada Baydhabo.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hilibka doorada ayaa ah mid si maalin leh ah loo isticmaalo cunistooda taasi oo ka ganacsada dad badan kuwaasi oo noloshooda ku tiirsan tahay.

kadib markii laga soo baxay maalmihii ciidda waxaa sare u kac ku yimid qiimihii la iibinayay doorada taasi oo loo sababaynaayo wadooyinkii la soo marinaayay qaar kood oo xirmay.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa