Qaybo ka mid Kalluunka laga helo xeebaha Gobolka Jubbada Hoose oo loo iib geeyo dalka dibadiisa

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka bad maaxiinta ah ee ka Kallumaysta Xeebaha Gobolka Jubbada Hoose ayaa gunta hoose ee bada ka soo saara noocyo kala duwan oo kaluun ah kuwaas oo qaar kood loo dhoofiyo dadka dibadiisa.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa