Kulan looga hadlayay amniga iyo xaalufka deeganka oo lagu qabtay Ceerigaabo.

0
26

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada ceergaabo ee Gobalka sanaag ayaa lagu qabtay kulan ay isku yimaadeen Gudoomiyaasha gobalada Sanaag iyo Gobalka Hayland ee Puntland .

kulanka ayaa loogu hadlaayay sidii wax loogu qaban lahaa amniga iyo ka hortaga xalufinta Degaanka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya