Hooyooyinka magaalada Kismaayo oo loogu baqay in ey booqdaan goobaha Caafimaadka.

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caafimaadka ayaa muhiim u ah bulshada waxana jira Wasaaradda iyo Hay’adaha ka shaqeya hormarinta caafimadka si bulshada u heysho adeegya cafimaad oo dhamestiran tayana leh waxana ad muhiim u ah in bulshada ay hesho adeeg cafimaad oo Taya leh.

Iskuduwaha caafimaadka ee degmada kismaayo ayaa Hooyooyinka magaalada Kismaayo ugu baqay iney booqdaan goobaha caafimaadka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa