Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland oo Kismaayo ka daah furtay Mashruuca daris wanaagga

0
16
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha gudaha fadaraalka iyo dib u hishiinta dowladda Jubbaland oo kaashanaysa dawladda Ingiriiska iyo hay’adda Dutch ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfurtay mashruuca Daris-wanaag oo ka shaqaynaya xuduudaha dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya.
Daahfurka mashruucan waxa ka soo qayb galay Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha Jubbaland, Wasiiru dowlaha wasaaradda Amniga gudaha XFS Agaasimaha Guud ee wasaaradda Amniga gudaha Soomaaliya xubno ka tirsan golaha xukuumadda Jubbaland Agaasimeyaal guud, hay’ado caalmi ah oo fududaynaya Barnaamijkan iyo masuuliyiin kale.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya