Kulan ku saabsan mashruuca nabadda iyo u hiilinta haweenka oo lagu qabtay Garoowe

0
16

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Garoowe ayaa lagu qabtay kulan kaan oo diiradda lagu saarayay doorka nabadda iyo uhiilinta haweenka kaasi oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Haweenka Puntland.

Kulanka waxaa ka qeyb galay xildhibaano,Haweenka,odayaal iyo waxgarad kale.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa